Maxkamad ku taalla Denmark oo xukun adag ku riday wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyey..

Maxkamad taalla dalka Denmark ayaa xukun adag ku riday wiil Soomaali ah oo 22 sano jir ah kaasoo ku dhashay Dalka Denmark isla markaana ku hadli karin Luuqada Sooamaliga si wanaagsan. Wiilkan Somaliga ayaa qadka internetka ka bartay gabar Ciraaq u dhalatay taasoo ugu danbeyn noqotay xaaskiisa waxaana la sheegay inuu dhowr mar u geystay … Continue reading Maxkamad ku taalla Denmark oo xukun adag ku riday wiil Soomaali ah oo lagu eedeeyey..